Madaxweyne Deni oo Niyada u dejiyay Mahad Cawad iyo Xildhibaano kale oo wal walsan

Waxaa xalay magaalada Muqdisho xaflad weyn oo soo dhaweyn ah loogu sameeyay Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo Muqdisho uga qeyb galay shirkii Dowlada federaalka iyo dowlad goboleedyada. Siciid Deni oo khudbad ka jeediyay munaasabada soo dhaweynta ayaa ka hadlay arimo badan oo kamid aheyd xaaladihii adkaa ee laga soo maray heshiiskii dhawaan … Continue reading Madaxweyne Deni oo Niyada u dejiyay Mahad Cawad iyo Xildhibaano kale oo wal walsan